Yohanes Tadhese oo ahaan jiray madaxafiiseedka Dhismaha Guryaha iyo Shati bixinta dhulka magaalada Addis Ababa ayaa sheegay in magaalada Addis Ababa saddex qeybood marka loo qeybioyo qeyb in kaligood mulkiilanimo u leeyihiin guryaha Real Stateka loo yaqaano inay iska leeyihiin dad kasoo jeeda hal qowmiyad waa qowmiyada tigreega oo iyagu ah taliska Woyanaha TPLF.

Yohanes Tadhese ayaa sheegay in arrintan lagu soo oggaaday baadhitaan la sameeyay midkaas oo uu fasaxay kaligi taliye Zenawi. Waxaa Addis Ababa ku yaala 130 Real States oo ku fadhiya dhul baaxadiisu le’egtahay 5 million oo karameteres. ~

Sawirka hoose waxaad ku arkaysaa khadka casaanka ah magacyada dadka mulkiilayaasha ah ee kasoo jeeda qowmiyada Tigreega. si aad u aragto liistada sawirka hoose guji.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay