Ururka Midowga Dhalinyarada iyo Ardeyda Ogadeniya ayaa Munaasabada Ramadaanta isugu imaan doona maalinimada Sabtida ah 3 august 2013 saacada 3:30 Galabtii illaa iyo Fiidkii waxuuna ka dhici doona Magaalada London gaar ahaan Xafiiska Jaaliyada Ogadeniya ee London.

Halkaas oo ay ka dhici doonto Muxaadarooyin Diini ah,

Casharo la xidhiidha Habka toosan ee maamulka

Waxaa kale oo lagusoo bandhigi doona Mashruucyo waaweyn oo uruku qaban doono 6 bilood ee inagusoo wajahan iyada oo sidookale laga xogwarami doono waxyaalihi u qabsoomay ururka 6 bilood ee lasoo dhaafay.

Waxaa loogutalo galay xubnahan kasoo qeybgali doona Barnaamijkan Afur. Munaasabadan ayaa waxaa kasoo qeyb gali doona dhalinyaro badan oo kakala imaan doona guud ahaanba Wadanka UK magaalooyiinkiisa kalagadisan.

Munaasabadan Ururka OYSU oo loogu magacdaray Ramadan Program /Iftar macluumaadkeeda muuqalka hoose kala bax

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay