Ciidamada gumaysiga Itoobiya ee kucaan baxay dulmiga iyo dabar jarka dadka shacabka ah ee S.ogadenia dhibaatooyinkan oo dhacay bishii July ee ina dhaaftay ayaa ukala dhacay sidan.
3/7/13 Dagmada Marsin ee Gobolka Qorahay waxay ciidanka gumaysigu kuxidheen dadka kala ah
1 Qase cumar digaale
2 Xasan cumar digaale
3 Canab sh maxamad
4 Maryama maxamad cali oo lamaan.
5/3/13 Dagmada Qabridahare ee xarunta Gobolka Qoraxay waxay ciidanka wayaanuhu kuxidheen dadka kala ah
1 Kifaax axmad yaasiin
2 Xamdi cadaani
3 Bishaaro abshir
4 Nimco habane cabdi maxamuud.
8/7/13 Qoriile oo Gobolka Doollo katirsan waxay ciidanka cadawgu kuxidheen
1 Farxiya wali aadan gaani
2 Astaahil oo magaceeda oo buuxa aanaa haynin.
8/7/13 Qoriile waxay ciidanka gumaysigu dhac ugu gaysteen ninka lagu magacaabo Cumar xasan wayd oo ay 14 neef oo adhi ah.
15/7/13 Dagmada Shilaabo ee Gobolka Qoraxay waxay ciidanku dulmiga kucaan baxay ee Itoobiya kuxidhen dadka kala ah
1 Asad xaashi hohod
2 Maxamad c/lahi badal
3 Mukhtal wacdi shaqlane
4 Ayaan maxamuud
16/7/13 Dagmada Haarcad ee Gobolka Qoraxay waxay ciidanka wayaanuhu kuxidhen dadka kala ah
1 Bashiir cali aadan
2 Jowhar cali garas
3 Maxamad raage c/lahi
4 Ardo ducaale
5 Axmad ducaale
17/7/13 Qabridahare waxay ciidanka gumaysigu kuxidheen Sahra carab.
17/7/13 Garawo oo Dhagaxbuur u dhaw waxay ciidanka gumaysigu kuxidheen Dheeg ismaaciil dayib.
17/7/13 Dagmada Shaygoosh waxay ciidanka cadawgu kuxidheen dadka kala ah
1 Shugri cabdi mahad
2 Fardowsa budul axmad
3 Abshiro sh c/lahi sh cabdi oo lamaan.
17/7/13 Geeldoox oo Dagmada Dhuxun katirsan waxay ciidanka gumaysigu kuxidheen
1 Safiya axmad
2 Bishaaro aaqil budul.
18/7/13 Dagmada Garbo ee Gobolka Nogob waxay ciidanka cadawgu kuxidheen dadka kala ah
1 Macalin xasan deeq
2 Gorod cilmooge faarax
18/7/13 Dagmada Fiiq ee xarunta Gobolka Nogob waxay ciidanka gumaysigu kuxidheen Fardowsa maxamuud maxamad.
22/7/13 Caado oo gobolka Doollo katirsan waxay ciidanka cadawgu kuxidhxidheen dadka kala ah
1 Yaasiin axmad qaasin
2 C/wali cabdi macalin
3 Cabdi maxamad uumi
4 Khadar sh muxumad siraad
5 Layla cali xasan
6 Nasteexo jigidhe
7 Faadumo c/foolxun.
31/7/13 Dagmada Galaalshe waxay ciidanka cadawgu kuxidheen
1 Nimco cismaan dheere
2 Aamina cabdi xaraare
3 Aamina xasan kaamil.

ONA

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay