Mucaaradka Ethiopia ayaa banaanbaxyo ku qabtay magaaloyin kamid ah Ethiopia, Mudaharaadkan waxaa soo qaban qaabiyay mucaaradka UDJ. Boodhadhaka lagu mudaharadayo oo afka Axmaarka ku qornaa waxaa kuqoran, Hoos ka daawo sawiro kamid ah Baahir Daar, Gobolka Axmaarada Banaanbaxi ka dhacay.

Beentii waa dhamaatay, Joojiya

Maxaabiista Siyaasada loo heysto Siidaaya

Faragalinta Diimaha  joojiya

Dowladu Sharciga Kuma dhaqmayso ee haku dhaqanto

Xisbiga Woyanaha xooga dadka lagu qorayo hala joojiyo

Xisbi doorashadu waa rabitaanka shacabka maahan xoog

Qadiyada Wabiga Abbay Shacabkay u taala , Woyanuhu ma iska laha

 

 

 

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay