Wararka nagasoo gaadhaya wadanka ogadenia ayaa sheegaya dad shacab ah oo ay ciidamada gumaysiga Itoobiya ugaysteen dhibaatooyin kala duwan ciidanka gumaysiga ayaa caadaystay dhibaataynta dadka shacabka ah ee s.ogadenia ee aan waxba galabsanin tacadayaadaasuna waxay udhaceen sidan.
20/7/13 Caleen oo Dagmada Shilaabo katirsan waxay ciidanka wayaanuhu kuxidh xidheen dadka kala ah
1 Qaas xabawar
2 Xaliimi xaduud
3 Dahab cabdi xabawar
4 Ubax cali xabawar
25/7/13 Geeldoox oo dagmada Dhuxun udhaw waxay ciidamada gumaysigu jidh dil iyo dhac ugu gaysteen ninka lagu magacaabo Mahad maxamad qablan oo ay 30 neef oo adhi ah kadhaceen.
28/7/13 Dusmo oo Awaare katirsan waxay ciidanka cadawgu kudileen Allaha unaxariistee dadka kala ah
1 Yaasiin xuseen cadde
2 Nasri dhakaar
3 Axmad kaafi maxamad cumar
29/7/13 Yaxoob oo dagmada Sagag katirsan waxay ciidanka dulmiga kucaan baxay ee gumaysiga Itoobiya kudileen Allaha unaxariistee ninka lagumagacaabi jiray Wacdi ilay.
29/7/13 Yaxoob oo Sagag udhaw waxay ciidanka gumaysigu dhaawac ugu gaysteen
1 Maxamadwali xassan nuur
2 Xuseen xassan nuur.
31/7/13 Bardalay oo dagmada Awaare katirsan waxay ciidamada gumaysigu ku dhaceen
1 Carab kaahin xuseen oo ay 2 neef oo adhi ah kadhaceen
2 Macalin shugri  sahal oo ay 2 neef oo adhi ah ay kadhaceen.
1/8/13 Bulaale oo Dhagaxbuur katirsan waxay ciidanka wayaanuhu kuxidheen dadka kala ah
1 Nimco badal cilmi
2 Ibraahin tarabi
3 Bashiir xaaji cabdi
4 Ina bashiir xaaji cabdi
2/8/13 Dagmada Dhanaan waxay ciidamada gumaysigu kuxidhxidheen dadka kala ah
1 Bakaad mursal macalin
2 Ibraahin cabdi cabdille
3 Maxamad sahal
4 Xuseen qoorye
5 Faadumo maxamuud
6 Qalinle cabdi  raxmaan
7 Kaamil cabdi oday
8 Santuur cabdi jeelle
9 Miicaad ikhayaar cabdi
10 Sacda ikhyaar cabdi
11 Bishaaro maxamad c/lahi
12 Ruqiya maxamad c/lahi
13 Nimco xassan xaaji axmad
14 Aamina aadan haaray
15 Bashiir dalal cabdi daad
16 Ina aaqil xabad.

ONA

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay