Jaaliyada S/Ogadenia & Ururka OYSU, Sweden waxay Ogaysiinayaan dhamaan Umadda Soomaaliyeed & Kuwa Soomaalida Ogadenia ee Daggan wadanka Sweden inay Kasoo qayb galaan, SANAD-GUURADII 29aad ee Kasoo wareegtay Aas-Aaskii Jabhada wadaniga Xoraynta Ogadenia ee JWXO . Sanad guuradan oo ay ka soo qayb gali doonaan Fanaanin caan ah kala soo xidhiidh wixii fahfaahin ah, Flyer ka hoos  Ku ku dhagan.

Stockholm
SAACADA :21:30- 3:00
tensta träff

 

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay