Ciidanka gumaysiga Ethiopia ayaa sare uqaaday tacadiyadii ay kuhayeen shacabka biri magaydada ah ee Somalida Ogadeniya ciidanka gumaysiga ayaa xiliyada dagaalada badan lagu qaado laguna jibiyo waxay kordhiyaan dhibaatada ay shacabka ku hayn jireen waxayna bishii ramaddaan sare uqaadeen xasuuqii iyo wax yeeladii ay dadka shacabka ah waxayna tacadiyadii udanbeeyay udhaceen sidan.

20/7/13 Daaloote oo dagmada Galaalshe katirsan waxay ciidanka nacabku kudileen Alaha unaxariistee Saxane xassanwiyil.

21/7/13 Iskidhoonlay oo Qabridahare katirsan waxay ciidanka cadawgu kuxidh xidheen dadka kala ah

c/rashiid c/lahi xaduur

c/qani maxamuud c/lahi xaduur

hodan c/nuur c/lahi

dhuux xassan c/lahi xaduur

afyare xassan c/lahi xaduur

faysal cabdi kurdheer

sahal bashiir axmad

maxamad faarax cumardigaale

ikraan maxamuud ismaaciil

bishaaro dhuubane maxamuud

bishaaro mukhtaar kaalindiid

maxamad haadi cumar

indhayare yuusuf barkhadle

faarax cali dirir

lade axmad sahwi

suudaani faarax odol

diyib c/laahi cabdi qodabay

cabdi mukhtaar c/laahi

faarax buux

maxamad maxamuud

axmad c/lahi

faarax axmad c/laahi

deeq maxamad qorax

c/nuur magan

ina qorane shine

ina maxamad ismaaciil

ayaanle makhtal faarax

falis makhtal faarax

c/fataax xaaji maxamad

shigri xaaji maxamad

xabiib cismaan cali sagal

xamdi sh maxamad

c/raxmaan axmad deeq

c/qase maxamad sahal

c/rashiid deeq xuseen

24/7/13 dagmada Shilaabo waxay ciidanka cadawgu kuxidheen

Xassan xarbi qoorjarow

Shugri maxamad cali

30/7/13 tuulada Gariir waxay ciidanka nacabku kudileen Allaha unaxariistee axmad yuusuf qorane madar

1/8/13 dagmada Birqod waxay ciidanka gumaysigu kuxidhxidheen dadka kala ah

Ayaan axmad warmooge

Ayaan faarax warmooge

Aadan kilaas

Axmadyare aaradoon

Faarax maxamuud c/tuure

Bashiir macalin lugay

Deeq xassan nuur

c/nuur deeq dharaar

6/8/13 Tuuloguban oo Caado udhaw waxay ciidanka gumaysigu kuxidheen

Cali cabdulahi sh muuse

8/8/13 Garigo’an oo dagmada Garbo katirsan waxay ciidanka wayaanuhu kuxidheen dadka kala ah

c/lahi ibraahin

muxumad ibraahin

mataan ibraahin

c/hire sh cabdulaahi

axmad sulub

cabdi qoorleex

ibraahin cabdi akhtar

sh maxamad sh daahir oo 5 neef oo adhi ah lagadhacay

intii udhaxaysay 1 ilaa 8/8/13 dagmada Haarcad ama Dhoobawayn waxay ciidanka gumaysigu kuxidh xidheen dad kor udhaafaya 270 qof 94 kamid ah waxay kuxukumeen 10 ilaa 15 sano xadhiga

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay