Waxaa maalinnimadii shalay  lagu martiqaaday xarunta baarlamaanka wadankan  Finland midowga  dhalinyada iyo ardayda Ogadeniya.
 Booqashada ay dhalintu ku tagtay xarunta golaha shacabka ayaa ku saab sanayd isbarasho dhalinyarada iyo Barlamaanka dalkan finland.
Inkastoy weli barlamaanka badidi ku maqnaayey fasixii xagaaga hadana dhalintu waxay goobtaas kula kulmeen shaqaalaha xarunta iyadoo loo sheegay in dhowaan ay furmi doonaan kalfadhigii baarmaanka ee caadiga ahaa.
dhalinta ayaa mudooyinkan ku jiray dhexgelida siyaasadda wadanka iyagoo horay ula soo kulmay xisbiyo kala duwan oo dalkan ka jira.
JARARI
ONA
HELSINKI

 

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay