Ciidamo kamid ah Jabhada wadaniga Xoreynta Ogadeniya ayaa maanta dhoolo tus kusameeyay Duleedka Magaalada Qabri dahar. Ciidankan ayaa kulankoodan ku aadana wacyi galin loo sameyay bulshada Ogadeniya ee ku nool dhulkaas. Iyaga oo guulihii halganka iyo waxyeelada guumeysiga soo gaadhayba ciidanku uga waramayay shacabweynaha.

Muuqalka labadan sawir kan kore iyo midkan hoose ayaa waxaa uu yahay ciidamadii dhoola tuskaas ka qeyb qaatay.

Maanta ayaa ah maalintii la asaasay Jabhada Wadaniga Xoreynta Ogadenya 15 August 2013.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay