Gabayo, Dhaantooyin, Heeso halgan, Qudbado, Taariikhda halganka iyo guubaabo ayaa lagusoo bandhigay xafladi sanad guurada JWXO ee lagu qabtay wadanka Carabta. Halkaas oo ay isugu yimaadeen dad kor u dhaafaya laba kun oo qof oo kamid ah jaaliyadaha Ogadeniya ee Sacuudi Carabiya.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay