Waxaa wali halkiisii kasii socda tacadiyadii ay ciidamada nacabka ah ee xooga kujooga ciida  ogadenia kuhayeen dadka shacabka ah ee S.ogadenia waxayna u kala dhaceen sidan.
30/7/13 magaalada Jigjiga waxay ciidamada wayaanuhu kuxidhxidheen dadka kala ah
faadumo mowliid yuusuf
xaawo mowliid yuusuf
nimco maxamad xirsi
xaliimo maxamad xirsi
faadumo mahdi muxumad
cibaado maxamad sh cumar
ardo axmad naadi
axmad nuur shariif
cabdi feetin
farax macalin ibraahin
nimco xuseen shariif cabdi
khadar cali aaqil
dhagoole shaafici
c/caziiz muxumad xakame
axmad wali cismaan doobke
xassan cabdi feetin
faadumo cabdi yuusuf
ardo cabdi feetin.
Cobosha oo dagmada Baabili katirsan waxay ciidamada gumaysigu dhac iyo xidhay isugu dareen dadka kala ah
khadar maxamad carab oo ay 2 neef oo geel ah kadheceen
xassan cabdi sheekh cali oo ay 2 neef oo geel ah kadhaceen
maxamad c/lahi oo ay 2 neef oo geel ah kadhaceen.
1/8/13 Bukudhaba oo Awaare katirsan waxay ciidanka nacabku kuxidh xidheen dadka kala ah
cismaan xassan ibraahin cowke
biray mustaf sh xassan
carab yuusuf xassan nuur
axmad c/lahi geele indhacase
xassan yare maxamad jaamac
nuur ow-maxamad slaan buste
c/salaan sh cabdi
xaliimo axmad da’yar
layla axmad dharkayn
ridwaan axmad dharkayn
5/8/13 Cobosha oo Baabili katirsan waxa ciidanka cadawgu xidhay iyo dhac ugu gaysteen dadka kala ah
ruqiya sh maxamad oo ay 11 neef oo adhi ah iyo 1 geel ah kadhaceen
axmad sheekh aadan oo ay gaadhi buuxa oo raashin ah kadhaceen
sahra cabdi khaliif oo ay 1 geel ah kadhaceen.
6/8/13 dagmada Dhagaxmadow waxay ciidanka gumaysigu kuxidheen
maxbuub cabdi garaad.
7/8/13 dagmada Shaygoosh waxay ciidanka nacabku kudileen Allaaha unaxariistee gabadha lagu maga caabi jiray sahra carab
8/8/13 Qamuuda oo Wardheer katirsan waxay ciidanka wayaanuhu xidhay iyo jidhdil isugu dareen dadka kala ah
sheekh nuur sheekh maxamad siraaje oo ay jidh dil ba’an ugaysteen
maxamad aadan nuur oo da diisu tahay 100 sano jir waxaa laga dhacay 12 neef oo geel ah.
Sahra maxamad aadan
najiib maxamad aadan
maxamad aamiin maxamad aadan
raxma maxamad aadan
11/8/13 Birqod waxay ciidanka gumaysigu dhac iyo xidhay isugu dareen dadka kala ah
c/sangaab maxamad
maxamad maxamuud
maxamad daahir
saynabo caray oo ay 7 sano kuxukumeen
ardo cowlyahan oo ay 7 sano kuxukumeen
c/rashiid kuusow sh c/lahi oo ay 7 sano kuxukumeen
axmad warmooge oo ay 50 neef oo adhi ah kadhaceen iyo
hinda c/caziiz colaad

ONA

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay