Wararka naga soogaadhaya wadanka ogadeniya ayaa sheegaya tacadiyo kala duwan oo dhac hantiyeed ubadan kuwaas oo  loogaystay dad rayid ah oo aan waxba galabsanin.Hada Wakaalada Wararka Ogadeniya oo soo arruurisay tacadiyadii ugu danbeeyay ee Ogadeniya ka dhaca waxay udhaceen sidan.
6/8/13 Dagmada Farmadow waxay ciidanka cadawgu dhac iyo xidhay isugu dareen dadka kala ah
Ruqiya iimaan
Nimco xassan
ilmo magan maxamuud shameel oo 130 neef oo adhi ah laga dhacay
ilmo cumar maxamad diiriye oo 170 neef oo adhi ah laga dhacay
7/8/13 Bulaale oo dhagaxbuur katirsan waxay ciidamada gumaysigu dhac, xidhay, iyo jidhdil isugu dareen dadka kala ah
Axmad yuusuf mursal oo ay 1 qori oo AK47 ah kadhaceen
Jaamac sugule
Cabdi dalal geelle oo ay 5,000 oo bir kadhaceen
Maxamad hudle oo ay 5,000 oo bir kadhaceen
Carab maxamad oo ay 5000 oo bir kadhaceen
10/8/13 Danood oo Gobolka Doollo ah waxay ciidamada wayaanuhu dhac iyo xidhay isugu dareen dadka kala ah
Maxamad maneeno
Cumar cali diiriye
Faraqodax cabdi dacar
C/lahi saleebaan
Saxane muuse kooreeye
Jaamac lugay oo ay 1 qori kadhaceen
Deeq colaad oo ay 8000 oo bir kadhaceen
Nuuriye cumar ow-nuur oo ay 1500 oo bir kadhaceen
Macalin daahir oo ay 8000 oo bir ay kadhaceen
Dhagawayne oo ay 15000 oo bir ay kadhaceen
Faarax xasan soodhle oo ay 2000 oo bir kadhaceen
Dhagaase faarax dhagay
10/8/13 Daratoole oo danood katirsan waxay ciidanka cadawgu kuxidheen
Hure warsame xayle
Duraan macalin cismaan
Cowke cali dheere
Hure urur xirsi daahir

30 meeyadaas qof ee xoolahooda la dhacay waxaa intooda badan loo dhaadhiciyay xabsiyada sida arxanka daran loogu ciqaabo shacabka Ogadeniya.

ONA

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay