Ciidanka gumaysiga Itoobiya ee kucaan baxay waxyeelaynta dadka shacabka ah ee Somalida Ogadenia tacadiyadii ugudanbeeyay oo ONA soo aruurisay Qeybta kowaad ee warbixintan waxay u dhaceen sidan hoose.
4/8/13 Dagmada Dhagaxmadow waxay ciidanka wayaanuhu kuxidheen
1 jamaal axmadnuur gaab
2 faysal axmad ismaaciil
10/8/13 Dagmada Goday ee xarunta Gobolka Shabeelle waxay ciidanka cadawku kuxidh dadka kala ah
1 suleekha wali c/khaliif oo 5 sano lagu xukumay jeelka umadana loodiray
2 maxamuud dalmaax oo 15 sano lagu xukumay
3 kidhib aadan oo 15 sano laguxukumay guriga iqaabtana loodiray waa jeelogaden e
4 jaad cali oo 3 ilmood wadata
5 cabdi lacag c/wali
6 xassan maxamad
7 aadan badal
8 muxumad ow-siyaad
9 qureesh macalin maxamad
10 mulay cumar
11 khaliif sahal
12 ibraahin guuleed
13 idiriis xaaji ismaaciil.
11/8/13 Barmiil oo Dhuxun katirsan waxay ciidanka cawawgu kuxidhxidheen dadka kala ah
1 saylici xadiis axmad rayid
2 maryama wacdi axmad rayid
3 shamsa wacdi axmad xayir
4 xaliimo wali garabay
5 faadumo c/risaaq
17/8/13 Caleen oo dagmada Shilaabo katirsan waxay ciidanka nacab ka ah ee dhiiga shacabka kucaan baxay kudileen ninka lagu magacaabi jiray allaha  unaxariistee Buraale Xassan Xayd.

ONA

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay