ESAT Radio oo ku baxa luqada afka Axmaariga ayaa waxay wareesteen Mudane Xasen Macalin oo kamid ah masuuliyiinta sare Jabhada Wadaniga Xoreynta Ogadeniya arrimaha Siyaasada u qaabilsan. Gaar ahaan Madax xafiiseedka Jabhada HAD ee Ethiopia.

Mudane Xasen ayaa ka waramay dagagaladii ugu danbeeyay ee Jabhada ONLF ku qaado saldhigyada ciidamada Woyanaha, iyo wadahadalada La filayo in ONLF iyo Ethiopia u bilowdo. Hoos ka dhageyso Wareysigan oo bilowga ugu horeeya ee Idaacada warka madaxeeda lagu soo qaatay.

[ca_audio url_mp3=”http://ethsat.com/ESAT-Radio-player/archive/ESAT_Radio_Thu_22_Aug_2013.mp3″ url_ogg=”” align=”none”]

ONA

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay