Wararka nagasoogaadhaya wadanka Ogadenia ayaa sheegaya tacadiyo aan kala joogsi lahayn oo loo gaysanayo dadka shacabka ah ee Somalida Ogadenia oo uu dulmiga kuhayo gumaysiga madow waxayna ukala dhaceen sidan xad gudubyadaas shacabka masaakiinta ah een waxba galabsanin loogaystay sidan soosocota:-
30/7/13: Dagmada Dhagaxmadow waxay ciidamada nacabku kuxidh xidheen gabdhaha kala ah
1-Rooda bashiir cigaal
2- Raaxo xaaji axmadnuur
3- Raxma maxamad ow-axmad
4- Aamina maxamad xasan
1/8/13: Godokhole oo Dhuxun katirsan waxay ciidanka cadawgu dhac ugu gaysteen
1- C/nuur maxamad colaal oo 15 neef oo  adhi ah kadhaceen.
9/8/13: Galaalshe waxay ciidanka cadawgu kuxidheen
1- fardowsa sheekh xuseen cabdi
2- astaahil cali sh xuseen
11/8/13: Dhuxun waxay ciidanka gumaysigu kuxidheen dadka kala  ah
1- cadir mahad maxamad
2- nimco mowsar aadan
3- gordo nuur cabdile
4- ina maxamad ow-cali
11/8/13: Dhagaxjabiye oo Dhuxun katirsan waxay ciidamada cadawgu jidh dil ugu gaysteen ninka lagu magacaabo Dhuux macalin maxamad
13/8/13: Bulaale oo Dhagaxbuur  katirsan waxay ciidanka wayaanuhu dhaawac iyo xidhay isugu dareen dadka kala ah
1 c/lahi dhuux xasan nuur oo 80 jir ah
2 c/guray c/lahi dhuux

 

ONA

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay