Ciidanka gumaysiga Itoobiya ee loocarbiyay gumaadka iyo waxyeelada dadka shacabka ah ee aan waxba galabsanin ee Somalida Ogadenia ayaa meelo kala duwan oo Ogadenia ah kudilay dad shacab ah waxayna dilalkaas udheceen sidan soosocota:-

21/8/13: Caleen oo dagmada Shilaabo katirsan waxay ciidanka cadawgu ku dileen Allaha unaxariistee ninka lagu magacaabi jiray Badal iraad.

21/8/13: Qabridahare waxay ciidanka gumaysigu ku dileen Allaha unaxariistee 1: Axmad xalim maxamuud 2: Tamad c/lahi axmad yuusuf oo xaamilo ah.

24/8/13: Haargacandhilay oo Dhanaan katirsan waxay ciidamada nacabku kudileen Allaha unaxariistee 1-Cabdi maxamad kaahin 2-C/raxmaan cabdi kaahin.

24/8/13: Caado oo gobolka Doollo ah waxay ciidanka wayaanuhu kudilee Allaha unaxariistee ninka lagu maga caabi jiray Xassan maxamad iidoor oo ay dad iyo duunyo wuxuu lahaana latageen.

 

ONA

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay