Ciidamada gumaysiga Itoobiya ee bahalka ah ayaa meelo kala duwan oo Ogadenia ah waxay kagaysteen tacadiyo ay ugaystayn dadka shacabka ah ee Somalida ogadenia .
18/8/13 Bulaale oo Dhagaxbuur katirsan waxay ciidanka gumaysigu kuxidheen
faadumo cabdi maxamad aadan
aadan cismaan cumar
19/8/13 Barmiilka oo Dhuxun katirsan waxay ciidanka gumaysigu kuxidheen dadka kala ah
maxamad macalin saxane
dhuux qase fararaan
caasho siyaad c/wali
19/8/13 Qamuuda oo Wardheer katirsan waxay ciidanka gumaysigu kuxidheen dadka kala ah
maxamad ciise dhuxul
maxamuud aadan dhuxul
faaqid salaad diini oo 300 oo adhi ah kadhaceen
hodan maxamad ciise
raxma maxamad ciise
farxaan cabdi salaan
qorane cabdi salaan
xaani c/lahi axmad oo ay 100 neef oo adhi ah kadhaceen
najiib maxamad cabdi
maxamadaamiin c/lahi cabdi
20/8/13 Garloogube oo Gobolka Doollo katirsan waxay ciidamada wayaanuhu kuxidhxidheen dadka kala ah
ardo maxamad shiine
deeqa makhtal yuusuf
bashiir  ow-siyaad
deeq sh c/lahi sh cumar
c/naasir ow-axmad maxamad
jamaal macalin yuusuf
farxiya quule
dhuux jaamac maxamad
ina makhtal sh cali gaas
20/8/13 Shilaabo waxay ciidamada wayaanuhu kuxidheen dadka kala ah
c/lahi wali qalbi
cali yuusuf aadan
cali gudunle yuusuf
24/8/13 Xamudhka oo Dhanaan katirsan waxaa biir ugu dhintay  dad kacararay kadib markay ciidamada wayaanuhu fadhiisteen ceelashii dadkuna ay miciin bideen ceelal hore. dadka dhintay waxaa kamid ah ninka lagu magacaabi jiray

c/lahi mulaax xuseen

28/8/13 Geeldoox oo Dhuxun katirsan waxay ciidanka wayanuhu kuxidh xidheen dadka kala ah
cade cabdi layl
cowl mukhtar  tarabi
axmad wali sh cali
bashiir cabdi xareed

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay