Abwaan Jaango oo Heeso Halgameed Qaadaya- Sanadguradi 29aad (manchester)

Xafladan qiimiga Badan ay jaaliyada Ogadeniya ee Mancheter soo qaban qaabisay waxaa ka hadlay xubno aad u badan, Xafladan waxaa xidhiidhiye ka ahaa Halgame Abshir oo si qurux badan codbaahiyaha ugu soo dhaweynayay kolba xubinka hadlaya, Halgame Abshir ayaa isagu xubin kasoo shaqeeyay gudaha Ogadeniya khibrad badana u leh, halganka lagu baadi goobayo aaya ka tashiga shacabka Somalida Ogadeniya. Filimaanti xafladan dhowaan filo.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay