Magaalada Toronto ee Dalka Canada ayaa lagu qabtay Xaflad lagu xusaayo sanad guuradii 29aad ee ka soo wareegtay aasaaskii JWXO. Xafladan oo aad u qiimo badan ayaa waxaa ka soo qayb galay dad aad u tiro badan oo ka kala yimid gobalka Ontario ee Canada.

Xaflada waxaa lagu furay aayaddaha quraanka kariimka kadibna waxaa qudbad ka soo jeediyey Gudoomiyaha Ontario Mudane Maxamed Tube kadibna waxaa qudbado is daba joog ah ka soo jeediyey aqoonyahano, Hooyooyin, dhalinyaro iyo Odayashaasha ogadeeniya ee Ontario kadibna waxaa loo gudbay ciyaarihii hidaha iyo dhaqanka Ogadeniya halkaas ayaana lagu soo gabagabeyey xafladda. Warkan oo faafaahsan dib ayaan ka soo galin doonaa.

ONA

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay