Waxaa loogu Bishaaraynaa Dadweynaha Somaliyeed ee ku Nool Magaalada Nairobi In Kooxdii Danab eed uga Barateen Riwaayadaha Xiisaha leh Inay Idiin soo Wadaan Riwaayada La Magaca Baxday : “GODLATAYE XORNIMO GAAWAHA U CUGA“.

Goorta waa 07 September 2013, Saacada markay tahay 7:00 pm -11:00pm

Goobta : Sarkasi Dom, opp Ngara posta Office.

Waa Riwaayad ay u Dhantahay Xikmad iyo Majaajilo iyo Heeso Wadani ah ee yaan Lagaaga Sheekaynin.

 

Xafiiska ONA Kenya.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay