Qof bani-aadam ah oo dareen insaaniyadeed ay ku jirto uma adkaysan karo wayna adagtahay inuu fahmo qof  muddo ka soo maqnaa wadanka inay dhalinyaro la garanayo ay ehelkooda u gaystaan dambiyada ay warbixinada inoogu soo gudbinayaan dhalinayarada ka soo goosata maxaysatada Hawaarinta ka dib markay u adkaysan waayeen dhibaatada uu gumaysiga ku hayo shacabka Ogadenya isagoo adeegsanaya dhalinayaro loo hubeeyay laynta, xasuuqa iyo fara-xumaynta shacabkooda.

Markhaati-furka Dhalinyaradan iskood isku xilqaamay iyagoo doonaya inay u soo bandhigaan caalamka dambiyada iyo gaboodfaladii ay goobjooga ka ahaayeen, waa mid taariikhda galaysa oo aan marnaba laga cafin doonin gacan-ku-dhiiglayaashii ka dambeeyay falalkan naxariisdarada ah eed ka akhrisan doontaan warbixnadooda.

Waxaad ku daawan doontaan haduu Eebe idmo barnaamijyo taxana ah oo laga sii dayn doono IleysTV.

Q2aad ee warbixintii Xassan maxamad (Xasan Aafo) Riix Halkan.

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay