Waxaa la ogeysiinaya dhamaan jaaliyadaha Ogadeniya iyo shacabweynaha Ogadeniya dibad iyo gudeba, innuu dhici doono shirweynihii 19aad ee Jaaliyadaha Ogadeniya ee caalamka, oo sanadkan lagu qabanayo Pritoria,  Wadanka South Afrika taariikhdu markay tahay 10/10/2013. Shirweynahan ayaa qaban qaabadisa waayadanba ay socotay waxaana la rajeynaya in dhamaan 5 qaaradood jaaliyadaha kajiraba isugu imaan doonaan. Waxii faah faahin ah waxaad kala xidhiidhaan Jaaliyada Ogadeniya ee goobta aad ku sugantahay ama Jaaliyada Ogadeniya ee wadanka Soouth Afrika, halkaas oo maclumad dheeri ah aad ka heli kartid.

Sixitaan: Waa Shirkii 19aad ee Jaaliyaadka Ogadeniya ee Heer Caalam.

 

ONA

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay