Maqaalkan xiisaha badan oon horey ugu soo qornay qaybta Ingiriisiga ayuu qoraaga Mr. Aysheshum Yakume isagoo afkeena uu ku tarjumay noo soo gudbiyay suu ula wadaago dadka afka Somaliga ku hadla dhibaatada ay Itobiya ku hayso shacabka S.Ogadenya ee takoorka xagga shaqaalaynta ah iyo samfalada caalamka.

Xaaladda Ogadenya waxay la mid tahay un sheeka carooreedii ahayd Dawacada ilamaha Shabeelka ee looga tagay siin jirtay uuska iyo qudhunka ka dibna afka u marmarin jirtay baruurta ee marka uu soo noqdo shabiilkii dhalay ku odhan jirtay fiiri caruurtaada waxaan siiyay baruurtii kuwaygana uuskii. Cabdi iley iyo koox ku bararay dhiiga shacabka ayay Itobiya soo fadhiisisaa sawirada waxay ugu yeedhaan shirarka qawmiyadaha Itobiya halkaasoo ay caloosha weyn is hordhigaan si loo yidhaahdo shacbka S.Ogadenya qayb ayuu ka yahay wax qaybsiga Itobiya iyo barwaaqada la sheegayo maadaama ay kuwan bararay yihiin madaxdoodii.

Maqaalkan xogta ku dhisan  (Riix Halkan)

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay