Waxaa la ogeeysiinayaa dhamaan xubnaha jaaliyada Soomaalida Ogaadeenya iyo jaaliyada Soomaaliyeed ee Switzerland in ay ka soo qeeyb galaan shir sanadlaha jaaliyada oo la qaban doono. Shirkan waxaa ka soo qeeyb gali doona madaxda JWXO iyo fanaaniin caan ah.

Maalinta;
Sabtida 28.09.2013
Cinwaanka:
Hoolka shirarka
Grand Places 14
1700 Fribourg/Switzerland
Faahfaahin dheeraada la xiriir:
tel: 0041 (0) 78 611 22 37
       0041 (0) 78 674 24 27
 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay