Xisbiga mucaaradka ee UDJ ayaa abaabul ugu jira banaabax balaadhan oo maalinta Axadda ee 29ka bisha lagu qaban doono magaalada Adisababa. Banaabaxan oo loogu magac daray “Codka Malaayiinta” ayuu xisbiga UJD qorsheeyey inuu ka horbilowdo xarunta xisbiga.

Xisbiga ayaa soo daayay filimo lagu xayaysiinayo banaabaxa dhici doona 29ka September.

Halkan ka daawo.

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay