Mudane C/casiis Cali Ibraahim Xildhibaan waa aqoonyahan Somaliyeed oo aad ugu ololeeya soo noolaynta Qaranimadii Somaliyeed oo jecel Xoriyadda, cadaaladda iyo Nabadda. Waa aqoonyahan aad u xafidsan taariikhda umadda Somaliyeed oo jecel inuu jiilka soo karaya baro taariikhdii halgan ee umadda Somaliyeed ay soo martey. Wuxuu aad u jecelyahay Xildhibaan inuu ka qaybgalo dhamaan shirarka jabahadda ONLF isagoo ka dugsanaya neceybka gumaysiga iyo jacaylka xoriyadda iyo inuu u muujiyo shacabka Somaliyeed ee Ogadenya inay jiraan dad Somali ah oo aan weli beylihinin qadiyadii Ogadenya.

Dhagaysi wacan.

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay