Gabdhaha Somaalida Ogadenya Halganka waxay kaga jiraan kaalinta 1aad, ha ahaato abaabul bulshada, daryeelka bulshada tabaalaysan ama ha ahaato difaaca Qadiyadda. Buraanburkan dhiiga dhaqaajinaya waxaa tirisay walaasheen Ayan Cali, waana hubaal hadaad bilowdo inaad dhamaysan ee dhagaysi wacan.

ONA

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay