October 8, 2013

Inta aanan idiin soo gudbinin sababta igu dhalisay inaan markii ugu horeysay halkan baaq uga diro gacan yarayaasha taliska Wayaanaha uga adeega Jigjigga iyo magaalooyinka kale ee Ogadeeniya, ayaan waxan jeclahay inaan idiin soo bandhigo labo sheeko oo gaagaaban oo laba nin oo dhawaan Ogadeeniya ka soo laabtay ku warbixiyeen. Mid ka mid ah labadan mudane oo aan shaqsi ahaantiisa aaqoon fiican u lahaa balse aanan rabin magaciisa inaan halkan ku shaaciyo ayaan afkayga ku warsaday halka ninka kale aanu magaalo wada joogno, aqoona aanan u lahayn hase yeeshee nin ay saaxiib isu dhow yihiin iiga waraymay. labadan nin oo laba qaaradood oo aad u kala durugsan ka kala tagay ayaa sharaxaad kooban ka bixiyey fikirkay qabeen intaanay  Ogadeniya tagin, wixii ay maqleen, wixii ay arkeen, wixii ku dhacay naf ahaantooda iyo fikirkii ay la soo laabteen, warbixintooddinai sidan ayey u dhacday:

Maqaalkan xiisaha leh ee Qoraa Cali yare uu meela kala duwan ku ifinayo Qaybtiisa 1aad :

Halkan Riix

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay