Waxaa magaaladda Pretoria ee South Africa ka bilawday shirkii 19aad ee Jaaliyaddaha Ogadeniya oo sanadkii mar la qabo. Shirkan oo aad u xiiso badan waxaa ka soo qayb galay Gudoomiyaha JWXO Adm. Maxamed Cumar Cisman, Hogaanka Arimaha Dibada Mudane Abdirahman Mahdi iyo wakiilo ka kala socda wadamada Aduunka, Sidoo kale waxaa kasoo qayb galay madax sare oo ka tirsan dawladda South Africa iyo Hayaddo heer caalami ah sidoo kale waxaa ka soo qayb galay dadweyne aad u badan oo ka kala yimid magaalooyinka South Africa iyo wadamada deriska.

Waxaa hadda socda qudabadihii oo luuqadda ingriska ku baxaya wixii faafaahin ah dib ayaan kasoo dayndoonaa.

ONA

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay