Gudoomiyaha Jabhadda Wadaniga Xoraynta Ogaadeniya Adm. Maxamed cumar Cisman ayaa qudbad aad u qiimo badan ka jeediyey shirweynaha 19aad ee Jaliyaddaha Somalidda Ogadeniya ee ka socda magaalada Pretoria ee South Africa .

Gudoomiyaha JWXO ayaa ka warbixiyey xaaladda guud ee wadankii iyo awoodda ciidamada JWXO iyo sida ay diyaarka ugu yihiin xoreynta dhulka Ogadeniya sidoo kale warbixinadii Gudoomiyaha waxaa ka mid ahaa hehiis beenaadkii ay Itoobiyo rabtay in ay ku khayaanto JWXO iyo shacabka Ogadeniya wuxuuna sheegay in hada uuna jirin wax heshiis ah oo socda, Gudoomiyaha oo qudbad aad u dheer u jeediyey dadweynihii ka soo qabgalay shirka ayaa u sheegay in ay si buuxda u garab istaagaan Jabhadda Wadanaiga Xoreynta Ogadeniya (JWXO). qudbadaas oo muuqaal ah Dib ayaan ka soo deyn doonaa.
ONA Pretoria

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay