Waxa La Ogaysiinayaa Jaaliyada Somalida Ogadenia iyo walaalaha Jamhuuriyada Soomaalida ee ku kala nool magaalooyinka matanaha (Twin Cities) iyo nawaaxigeeda in uu dhici doono shirweynihii aad sugayseen oo lagu qaban doono Minneapolis Convention center. Maalinta bisha July 09, 2011.

Waxaa kasoo qayb galidoona Masuuliyiin sar-sare oo uu hogaaminayo Hogaanka Arimaha Dibada ee JWXO.

Waxaa hubaal ah inaad ka faa-idaysan doontaan shirkaas oo diiradda logu saaray doono guud ahaan xaaladdaha geeska Africa, siiba Ogadenia.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay