Isu-duwaha (Director) filinka taariikhiga ESSENCE OF TERROR ee lagaga hadlayo tacadiyadda ay Itobiya ku hayso dadka shacabka ah ee Smalida Ogadenya oo Radio’ga koobaad ee dalka Sweden waraysi siiyay ayaa yidhi; Dawladda Sweden waa inay ka fiirsataa xidhiidhaka ay la leedahaya Itobiya.

Waxaa wadanka Sweden aad isu soo taraya hadal haynta xidhiidhka u dhexeeya iyaga iyo Itoobiya ka dib markii dadweynaha Sweden ay daawadeen danbiyada ka dhanka ah bini aadanimada ee ay guumaysiga Itoobiya ku hayaan dadka shacabka ah maalin walba.

Waxaynu isha ku haynaa sida ay wax uga socdaan warbaahinta wadankaas oo durba cirka isku shareertay iyadoona wali filinkii la daawan.

Hamoogaan caawa filinkan taariikhiga ah oo ka bixi doona SVT1 sweden, Waxaadna ka daalacan kartaan shabakadda  www.svtplay.se  maalinka bari ah…

Wareysiga idaacadda halkan hoose ka dhagayso.

http://sverigesradio.se/sida/artikel.aspx?programid=1650&artikel=5673325

ONA.

 
 

1 Comment

  1. Wadani says:

    Asc waxaan idinka codsanaynaa anagoo joogna gudaha ogadenia inaan daawan karin tv gan mar isku daya inaad sikale nagu soo gaadhsiisaaan..mahad sanidiin..

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay