Ogeysiis
WAXAA LA OGEYSIINAYAA DHAMAAN jaaliyadda Ogadenya iyo shacabka Somaliyeed ee ku nool Koonfur Afrika inuu jiro shirweyne lagu qaban doono magaalada Uitenhage goobta Mouth Hall/rich street oo ah badhtamaha magalada Uitenhage. Wuxuu hoolka ka dambeeyaa Shoprite.

Shirka waxaa marti sharaf inoogu ah abwaan Khaddar Colaad.

Shirkan oo si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa ku soo hagaagay xili xasaasi ah oo wadan cusub uu ku soo biiray dalalka xorta ah ee Afrika taasoo loo baahanyahay in cibrad lagu qaato heerarkii uu soo maray halganka shacabka Koonfur Suudaan.

Saad u hesho xogta dhabat ah ee ka jirta Ogadeniya xiligan xaadirka ah haka maqnaanin shirkan muhiimka ah.

Wixii fahfahin ah kala xidhiidh xafiiska jaaliyada ama telphoneda hoos ku qoran ee kala ah;

WIXI FAHA FAHANI AH KAL XIDHIIDH
TEL 0833394107 XASEN QUBI
Tel 0787351224 Omar jigjiga

Balantenu waa salada duhur kadib 7.30duhurnimo

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay