OYSU-faraca gobolka GUATENG ee wadanka K/Africa ayaa qabanaya shir balaadhan oo lagaga hadli doono xuquuqul insaanka Ogadenya waxaana kasoo qayb galaya hay,adddaha u dooda xuquuqda aadanaha,dambi baadhayaal caalami ah iyo jaaliyadda Ogadenya ee wadanka S/Africa,shirka waxaa diiarada lagu saari doonaa THE OGADEN SITUATION IN 2013.

Wixii macluumaad ah iyo halka shirka lagu qabanayo ka daalaco halkan hoose.

KASOO QAYBGAL WANAAGSAN.

 

 

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay