Waxaa loogu baaqayaa jaaliyadda Somaliyeed ee daggan Mareykanka inay ka soo qayb galaan Dood Cilmiyeed looga hadlayo Xasuuqa ka socda Ogadenya ee caalamka ka qarsoon. Dood-Cilmiyeedkan oo Cinwaan looga dhigay The Ignored Genocide inthe Ogaden ayaa waxaa ka hadli doona rag siyaasiyiin ah iyo madax xisbi. Sidoo kale waxaa ka hadli doona aqoonyahano uu ka mid yahay Dr. Sadiq Cabdiraxman iyo xubna kale.

Waxaa lagu soo bandhigi doona madasha filimo ka hadlaya xasuuqa ka socda Ogadenya oo laga soo duubay goobaha ay dadkeena ku soo qaxeen iyo caddeymo kale oo muhiim ah.

Wixii Faahfaahin ah kala xidhiidha:

1- Mudane Axmad Majeerteen   Tel. 612-978-1433

2- Farax Axmad                                        612-501-6661

3- Jawhar Xassan                                      507-210-5630

4- Xafid Cumar                                           612-986-5982

 

 

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay