By Mohamed Faarah

(Ogadentoday Press)- Illays Program, a London based Somali Ogaden web journalists have presented a video of small village locates in Dhagahbour Zone of Ogaden, where Ethiopian Troops displaced civilians in the area.

According to the video, San-Ade is a small village locates in Dhagahbour Zone of Ogaden region in eastern Ethiopia where a rebel group, ONLF, Ogaden National Liberation Front, fighting for self-determination of Ogaden Region.

The civilian population in the area has been displaced after The Ethiopian Troops invaded the village, they have burned down, and 600-700 families living in the village have been arrested, killed while some of them fled from the village.

“The voice in the video”

“San-Ade village had farms, it was famous for agriculture, there had been 600-700 families, as you see, the houses were burned while some others were broken their doors, as you see the plain area, there were building, restaurants, family Houses, people who were living in the area become, three divisions some were killed by the Ethiopian Troops, some were arrested and some fled and immigrated, San, Ade (The Village name), locates the corridor street of Garbo and Dhagahbour towns”

The Video have been posted on Youtube on 13 November, the day Swedish General Prosecutor and Swedish War Crime commission have accepted the investigation of Ogaden genocide.

Ethiopian Government made very difficult for Journalists and writers about the region to enter into region to cover what is going on freely

Ethiopian troops and Paramilitary Forces have long accused of human right abuses in Ogaden Region but Ethiopia denies the accusations.

The date of the incident has not been verified exactly. Read More

 
 

2 Comments

  1. Cumergeri says:

    Salaamu calaykum, aniga oo ah shaqsi u dhashay Ogadenia, kuna dhashay agagaarka jigjiga kana soo jeeda reerka Gerikoombe oo la ogaa ilaa halgankii hore ka soo qaybqaatay , jecelna inaga oo maalin maalmaha ka mid ah xor, ayaa waxan jeclaaday in aan su aashan soo dhex dhigo walaalahayga reer ogadenia. ilaa taaariikh dheer ayaa halganku jiray laga bilaabo axmed gurey, sayidkii, 1977 ilaa maanta,

    su aashu waa , maadaama dhib kastaa ha jiree , hana loo taliyee ay gumeysigu leeyahay waxad leedihiin ismaamul somaliyeed oo ay ugu yeedheen kilinka shanaad , aniga oo aad uga xun magacaa , kana jeclaa in la yidhaa ismaamulka somaligalbeed ama ogadenia ayaa hadana su aashaydu tahay.

    Dastuurka Ethiopia waxa uu qorayaa , hadii umad loo qabto doorasho , oo ay doorashadaa ka soo baxdo in ay ethopia xor ka noqdaan waa la tix galinayaa.

    hadaba ma tahay SUURTAGAL in umadeena ogadenia loo qaado doorasho xor ah lana waydiinayo in ay gooni isu taaagaaan iyo in ay maamulkaas gumeysiga ka sii mid ahaadeen.

    ma lagu dayay in la yidhaa dadkayaga doorasha ka qaada , iyada oo la og yahay in 99% ay dooran doonan in ay xor isku taagan

    waad mahad san tihiin

    viva ogadenia

    • wadani says:

      waan ku salaamay walaashay somalida reer ogaden ama somali galbeed waxaan kuu sheegi lahaa ama aan ku xusuusin lahaa adigu maxaad ucodaynlahayd waxaadna ogaataa markii dastuurkan beenta ah ay qorayeen iyaga ayaa dan lahaa hadana waa eray warqad iskaga qoran waxbana kamajiraan horayna waa loocodeeyay 1994 waxaana lacodsaday in afti lagaqaado dadka kadibna waxaa dhacay gumaadkii dagaalku kabilaamay markaas hadii walaalayaal ladoonayo in aynu aayaheena katashano aynu midowno halgankan maanta socdana halataageero wax kale oo meesha yaalaa majiraan sida ay aniga ilatahay soomaalina waxaan kulataliniyaa hala iska daayo qabyaalada iyo khilaafka uhiiliniya marwalba gumaysiga gumaysigu waxa uu kujoogaa waa khilaafkeena laakiin hadii aynu midowno maalin cad ayuu dhaqaaqi waana xaqiiqa midaasi laakiin waxa uu ku joogaa waxaa weeye soomaali qabyaalad xunbaa dishay qofkana lama fiiriyo magiciisa ee waxaa lafiiriyaa muxuu wadaa muxuu aaminsanyahay onlf waxay rabtaa wxaa weeye sharafta umada soomaaliyeed guud ahaan gaar ahaan soomaalida rer ogadeen sidaas walaalayaal aynu wax u aragno una fahamno aynuna iska dayno waxyaabaha baabiiyay soomaali oo dhan oo kadhigay gunta iyo imaaradaha xun xun ee kuwada xidhan ethiopia hana la ogaado ethiopia qof soomaali ah dan uma hayso waxayse uhaysaa dan marka ay qaybqaybiniso kuwa jecel kalataga soomaalida ayay tiraahdaa waan idin taageeriyaa waayo waxay rabtaa in soomaali noqoto dowlada yaryar oo ethiopia hoostaga oo aan lahayn habayaraatee wax tabar ah somaliyay toos wakhti aanayjirin dunihuruda ayaan seexanay waxaana aaminay abeeso dad cun ah waana ethiopia viva soomaaliya and soomaalida reer ogaden and reer kenya and reer jibouti kuligeen waxaynu nahay isku dad

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay