Ururka Dhalinyarada Ogadeniya ee OYSU Birmingham ayaa Soo wada Shirweyne lagu soo shaac saarayo Xasuuqa Qarsoon ee ka socda Dhulka Ogadeniya. Shirkan oo noqon doona shir aad u weyn ayaa ku soo beegmay xilli Danbi baadhis ay socoto lagu baadi goobayo danbiilayaasha. Shirkan ayaa waxaa lagu soo bandhigi doona muuqalo ka waramaya xasuuqa ka socda Ogadeniya iyo Barnaamijyo kale oo ururka OYSU Birmingham soo diyaariyeen.

 

 

 

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay