Waxa dhamaan la ogaysiinaya dadwaynaha Somaliyeed  ee ku nool dalka Sweden la ogaysiinayaa in ay ka soo qayb galaan xaflad lagu daahfurayo Boogii ay qoreen wariyayashi Sweden ee sida gardarada ah hal sano loogu xidhay Itoobiya.  Boogan oo loogu magac daray (438 DAGAR) 438 Maalmood-  ayaad xafladiisa ku heli doontaa qiimo ku rali galiya oo raqiis ah. Imoow oo waydii su’aalo wariyashii qoray Booga iyo khubaro kale, kana sixiixo Booga si taariikh ahaan ah. Rugta lagu qabanayo waa;
Rinkby Folkethus 
Stockholm
Sabtida 7 Dec 2013
kl:16 :00
 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay