Ururka Aedayda Orormo ee Jermalka (UOSG/TBOJ), Jaaliyadda S.Ogadenya ee Jermalka iyo Jaaliyadda Eretreeya ee Jermalka ayaa si farxad leh idiinku baaqaya inaad kala soo qayb gashaan shirka ay wadajirka u qabanayaan.

Shirka ayaa waxaa lagu qabanayaa Frankfurt am Main, Haus der Jugend Frankfurt Jugendherberger, Deutschherrnufer taariikhda markay tahay 4ta Janaayo 2014.

Waxaa shirka ka soo qaybgali doona madax ka socota OLF iyo ONLF, madax ka mid ah kuwa u dooda Xuquuqda aadanaha iyo siyaasiyiin. Hadaba qabanqaabiyayaasha shirka ayaa idiinku baaqaya inaad kala soo qaybgashaan shirkaa oo arima badan oo muhiim ah lagu gorfayn doono.

 

The Union of Oromo Students in Germany (UOSG/TBOJ), Ogaden Community in Germany and Eritrean Community in Germany shall be pleased to have you join us on our Eritrea-Oromo-Ogaden Conference.

This conference will be held at Frankfurt am Main, Haus der Jugend Frankfurt Jugendherberger, Deutschherrnufer 12,  60594 Frankfurt  on 4th of January 2014.

Official from OLF, ONLF, human right activists and political analysts have been invited to present a paper on this conference. The organizing committee invited you to take your roll in candid, dignified and constructive discourse.

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay