Ururka Dhalinyarada iyo Ardayda Ogadenya ood uga barateen halabuur, majaajilo iyo fakir aad u asreeya inay ku cabiraan halganka shacabka Somalida Ogadenya ayqaa maalinta ay bishu tahay 16ka July isa soo taagi doona masraxa weyn ee magaalada Minneapolis –Convention center-

Hobolada OYSU/America ayaa idiin wada riwaayad aad u qiimi badan oo loogu wanqalay – Qabkii Beenta Ahaa Haku Quusto Gumayste

Masraxa waa – Convention Center – 1301 2nd AV s Minneapolis
Kala Xidhiidh faafaahin dheeraad ah : 612 – 701 – 6653
612 – 532 – 2078
612 – 290 – 1555

Haka Hadhin Taageerada Halganka Guusha Way Imane.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay