Taliyaha qaybta DANAB ee ciidanka Xoreynta Ogadenya N/hure Cabdullaahi Yaasiin ayaa waraysi dheer khadka Telefon ka kusiiyey Radio Xoriyo isagoo kujira jiida hore ee dagaalka,waraysigan oo meelo badan taabanaya ayuu N/huruhu ku sheegay in xilli habeen ah oo ay weeraraeen ciidamada gumaysiga ay goobtii ugu tageen koox ajaanib shiinays ah oo la joogay ciidamada gumaysiga wuxuuna weerarkaasi ku abuuray argagax iyadoo uu ula ekaaday weerarkii Cobole oo kale ..dhagaysi wanaagsan…

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay