Qoraaga maqaalkan xogwaranka taariikhiga ah, Hlagame Xarbi Aadan, wuxuu cinwaankiisa u doortay – Dheel dheel Ninkii Moodaya Dhiiga Halgamaaga, Waxaan ugu Dhaaranaynaa in Dhalaanka Soo Kacaya Dhabahaas ay Maraayaan – anagoo fahamsan ujeedada uu cinwaankaa u doortay ayaan ka raaligalianayaa ku badalidda midkan kor ku xusan. Qoraaga ujeedada uu cinwaankaas u doortay waxaa ka mid ah, isagoo xusuustiisa ayna ka madhnayn in Hooyadu tahay asaaska bulshada iyo dugsiga uu qofkasta oo bani aadam ah ka soo qalinjabiyay. Sidaa darteed, maqaalkiisa oo meela badan uu kaga xusay halganka ay gabdhaha Ogadenya ay wadaan darteed ayaan cinwaankaa u dooranay.

Gabayaa carbeed ayaa yidhi;

الأم مــدرسـة إذا أعــددتـهـــا       أعـددت شعبا طيب الأعــراق

 

Macnaha uu tilmaamayo baydkan waa inay Hooyadu tahay Dugsi, Haday dhisan tahay, Baraabrin doonta shacab wanaagsan oo asiil ah.

Maqaalkan warbixinta ah wuxuu qoraaga kaga waramayaa dhalinyarada iyo siday isu jecelyihiin, gaar ahaan gabdhaha oo gude iyo dibadba kaga jira halgan adag iyagoo la kulmay dhibaatooyin aan la soo koobi karin. Wuxuu qoraaga ku wareystay qaar ka mid ah gabdhahaa uu kula kulmay meela kala duwan.

Hadal iyo dhamaan maqaalkan xogwaranka ah halkan ka akhri :

Gabdhaha Somalida Ogadenya Waa Tiirka Halganka Gobanimadoon:

ONA.

 

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay