Waxaa nasoo gaadhay Qayba ka mid ah barnaamijadii Wareysiyada ahaa ee ka baxay ICDS sanadkii 2013ka. Wareysiyadaa oo madaxda ururka ay kaga warbixinayaan arima badan oo quseeya halganka ayaan si taxanaha idiinla socodsiin doonaa.

Waxaanan ku bilaabaynaa Wareysi ay Idaacadda la yeelatay labada N/hure ee kala ah Maxamad Ismaaciil iyo Cabdiraxmaan Madey oo laga wareysatay taariikhdii JWXO asaaskii ilaa maanta heerarkii kala duwanaa ee JWXO ay soo martay.

Dhagaysi wacan:

      1. M.ismaacil iyo maaday one
      2. M.ismaacil iyo maaday two

ONA.

 

 

 

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay