Filim laga duubay shirkii balaadhnaa ee HAD mudane Cabdiraxmaan Mahdi uu ku qabtay magaalada Minnesota oy ka soo qayb galeen jaaliyadda Ogadenya ee gobolkaa iyo ergooyin kala duwan oo ka kala socday jaaliyadaha Somalida iyo ururada mucaaradka ku ah xukunka KT Meles hoos ka daawo. Mahadnaq OOL.

ONA.

 
 

1 Comment

  1. wiiljwxo says:

    waa film aad u qurux badan, oo muujinaya dadaalkii ay baryahan wadeen HAD iyo jaaliyadda reer Ogaadeeniya ee halkaas, guulaysta sii giijiya !

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay