Midawga Dhalinyarada & Ardayda Ogadenia fariciisa Yemen SANA’A ayaa waxay soo wadaan xaflad lagu maamuusayo Habeenka Hidaha iyo Dhaqanka S.Ogadenya. xafladdan oo sifiican loo soo agaasimidoono ayaa lagu qaban doonaa masraxa habeenka Jimcaha haduu Eebe idmo.

Waxaa lagu wargalinayaa dhamaan dadweynaha Somaliyeed ee dagan magaalada Sanca in aanay moogaanin xafladdan oy kala kulmi doonaan waxyaaba badan oo quseeya dhaqankii umadda Somaaliyeed oo raaligaliya.

Wixii faahfaahin dheeraad ah kala xidhiidh Telefoonkan 735031156.

Hordhaca :

Haka fogaan warbaahinta.
ONA

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay