Weli waxaan ku guda-jirnaa wareysiyadii xiisaha lahaa ee Idaacadda Codka Dadweynaha Somaliyeed ay la yeelatay qaar ka mid ah madaxda Jabhadda Wadaniga Xoreynta Ogadenya. Wareysaga maanta waxaad ka dhagaysan doontaa 2da Hogaan ee Gaashaandhigga iyo Garsorka oo arima badan oo muhiim ah ka warbixinaya. Wareysigan oo ku soo beegmay sanadguuradii 29aad ee JWXO ayay labada hogaan kaga warbixinayaan isbadaladii uu soo maray halganka gudaha ka socda mudadaa iyo heerka uu joogo hadda.

Dhagaysi wacan:

      1. Sheekha iyo sulub1
      2. Sheekha iyo sulub (2)

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay