Warbixintan waxaa noosoo gudbiyay nin ka mid ahaa dadkii fadhiyay shirka uu cabdi Iley u qabtay qaar ka mid ah dadka Somaliyeed ee dagan London. Ninkan oo siduu noo sheegay doonayay inuu bal wax ka ogaado arimaha ay u socdaan wufuuda Itobiya ee meelahan maraya iyo gaar ahaan Cabdi iley oo dhagahiisa ay ka bateen ayaa noo soo qoray warbixin uu cinwaankaa u doortay isagoo u arkay in Itobiya ay u soo boob tagtay Somalida ku nool qurbaha. Wuxuu yidhi;

Safarkan ayaa ah mid aad uga duwan kuwii hore, dadkuna la ayaaban yahiin sida wax loo sheegay xaaladda safaaradda, iyo waxa ka socda London. Ma jiraan wax shirar ah oo Madaxda Xabashidu u qabteen ama la yeesheen bulshada Ethiopia. Dad badan ayaa ku tilmaamay waxa ka socda Dalka Ingiriiska inuu yahay “Safar Jidgooyo”, oo aan lahayn wax u jeedda ah. Qaar ka mid ah Jaaliyadda Ethiopia ayaa ku tilmaamay “Safar macna laan ah, oo meherad ay ka dhigayanaan madax Axmaara ah iyo Dhaba-Jiif Cabdi-Iley”.

Halkan Riix.

ONA.

 

 

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay