Waxaa xalay shir Teleconfrence ah isugu yimid dhamaan masulihinta HAAU oo kala ah gudoonka HAAU sadexda waaxood ee ay HAAU ka koobantahay & dhamaan isku duwayaahsha qaaradaha.

Shirkan ayaa waxaa looga arrinsanay arima badan oo quseeya habsami u socodka hawlaha hogaanka. Qodbada ay masuuliinta ka wada hadleen waxaa ka mdi ahaa;

1 – in war bixino la kala dhagaysro

2  – in laga wada tashado qorshe dajinta ay jaaliyaadku ku shaqayn la hayeen sanadka  2014 ka

3 – sidii kor loogu qaadi kahaa wada shaqynta ka dhaxaysa masulihiinta Hogaamada JWXO gaar ahaan masuuliynta HAAU.

Waxaa kale oo laga wada hadlay sidii halganka gumaysiga Itobiya lagula jiro kor loogu qaadi lahaa isla markaana guntiga dhiisha la isaga dhigi la haa.

Shirkan ayaa doodo badan waxaa lagu go’aansaday qodobo badan oo wax ka badali doona geedi socodka halganka gaar ahaan wax-qabadka jaaliyadaha ee sanadka 2014ka.

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay