Dayniile – ONLF waa jabahda kaliya xiligaan u dirirta xaqa dhulka Soomaalida gumeysata ee ETOOBIYA waana mida kaliya aan ka qeyb qaadan dagaalada qabiilka ah ee Soomaalida qabiilada isagu layeen gudaha dalka

ONLF waxaa dagaal kula jira marka laga reebo dowlada Etoobiya maamulada ka jira Soomaaliya kuwaa oo ka iibsado Gumeysiga madoow Etoobiya iyadoona muda dheer ay garab ka heysan qabiilada dagan Soomaalia gudaha dhulka Soomaalida ee Etoobiya iyo kuwa gudaha Soomaaliya

Soomaaliya oo intabadan u shaqeysa gumeysiga madoow ee Etoobiya marka laga reebo Jabada ONLF oo iyadu xiligaan isku xil qaantay mar uun sida ay Soomalida Etoobiya heryada saaran ugu dulqaadi laheyd

Hadaba maxaa la gudboon Soomalida in ay taageeran walaalahood ONLF madaama dagaal adag kula jiraan gumeysiga madoow Etoobiya oo xasuuqay dhulka Ogadeyn ka hayeen u soo wareejiyey dhulkii xurta ahaa Soomalidana arki weysay . Waa in ay Soomaalida kacaan meel walba ay joogaan iskana qadaan heeryada saaran .

Sii Akhri.

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay