Waxaa la ogaysiinayaa dhammaan Bulshawaynta Soomaaliyeed ee ku dhaqan Nairobi iyo nawaaxigeeda in Habeenka Axadu soo galayso ee 01 FEB 2014 Saacaduna ay Tahay 6:30pm maqribnimo, lagu qaban doono Riwyaada halgameed aad uqiima badan oo lamacag baxday “BIRMADkII WADANIGYO BAHDILKII GUMAYSIGA” .

Riwaaydaan ayaa waxaa inoo soo bandhigi doona kooxda Heegan ee Jaaliyada Soomaalida Ogaadeeniya ee Kenya, waana hubaal habeenka Axada inaad ka wada maqsuudi doontaan Riwaayadaas.

Tigidhada waxaad ka heli kartaa dhammaan goobaha ay isugu yimaadaan shacabka Ogaadeeniya ee Nairobi gaar ahaan xafiiska Jaaliyada Ogaadeeniya ee Nairobi iyo goobihii hore ee lagu gadi jiray Tigidhada Riwaayadaha Ogaadeeniya ee Kenya.

Waxaad bixisaa waa caways iyo waxtarka halganka oo wada jira ee hamoogaanin. 

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay